Amarkii uu soo saaray RW Rooble oo ka dhaqan galay Wasaaradda arrimaha dibeda

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah ee DF ayaa qoraal uu soo saaray ku faray waaxda shaqada iyo shaqaalaha ee Wasaaradaas iney deg deg u dhaqan geliso amarkii uu soo saaray dhawaan RW Rooble ee ahaa in dib shaqadooda loogu soo celiyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaarada oo uu … Continue reading Amarkii uu soo saaray RW Rooble oo ka dhaqan galay Wasaaradda arrimaha dibeda